doobdillaacsashoQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:eeg doobdillaacso. ld doobdillaacsad, doobdillaacsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
doobdillaacsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Miraysasho (geed timir).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
doobdillaacsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld doobbadilaacsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
doobdillaacsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld doobdillaacsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0