doodaa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-aayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Nin hadal yaqaan ah; aftahan; doode. ld doode.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aftahan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno/-ammo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof fikraddiisa si wanaagsan hadal ugu cabbiro. 2. Awoodda hal-abuur ee qof leeyahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doode

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld doodaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur