doofaarad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Haweenay aad u akhlaaq xun. ld doonfaarad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doonfaarad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld doofaarad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur