doogasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg doogo. ld doogad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doogo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. Meel roob badan ku di'id.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doogad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld doogasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur