doogayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg doogee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doogee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-geeyay, -gaysay)

Macnaha:

  1. Nafley nabar doog reeba ku dhufasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur