doogdhabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg doogdhabo.

doogdhabo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-dhawday, -dhabatay)

Macnaha:

  1. Meel doog leh aadid.