yeeg-bidoohQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-hyo, m.dh)Macnaha:Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena laba dhibcood ku leh. ld dooh-biyeeg.