doolshe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Macmacaan ka sameysan bur, ukun, caano, sonkor iwm. ld doorshe.

doorshe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld doolshe.