doomayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg doomee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doomee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. Dhul la falay doomo ka soo bixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur