doorsoome-ku-xiran

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Haddii y ay tahay fansaarka x, taas oo, haddii fansaarka hal qiime oo y ah uu ku aadayo qiime kasta oo x ah, markaa ay waa doorsoome ku xiran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur