dowrid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dowr². ld dawrid.

dowr

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rar, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Ceel biyihii ka guureen, goof, gorof. 2. (riw.) ld door. Kaalin.
  2. Ceel biyihii ka guureen oo muddo qallallaa noqosho. ld dawr².

dawrid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dowrid.