dowsarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Cayayaan yaryar oo geedaha iyo looxaanta daloosha oo cuna; xar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho. 2. Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta. 3. Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00