dub-sare

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bab ..., m.l)

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Sooloji ahaan lakabka ugu sareeya ee unugyada jidhka xayawaanka.