dub-soohdin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Lakab khafiif ah ee dareere oo ku samaysan oogada walax adke ah, taas oo dareeraha uu lakabku ka samaysanyahay uu socdo. Xoogga qalaad isjiidadka ayaa sababa in molikiyuulada dareeraha ee ugu dhow adkuhu ayna dhaqaaqin oo ay taagnaadaan, marka loo eego dareeraha ay ka midka ahaayeen.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur