dubbeysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dubbeysan. ld dubbeysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dubbeysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax dubbe lagu garaaco ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dubbeysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dubbeysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur