dubdhacsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Isbedelka degdegga ah ee caydiga laga tegayo loona gudbayo qaangaadh, kaas oo ka dhaca meerta nololeedka lafdhabarla'fara badan iyo berribiyood, tusaale: buuley ilaa cayayaan qaangaadh ah.