dube
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- Xeero qaab qabaal leh oo marka raran lagu shubo, miraha qaarkood lagu dubo sida digirta, meseggada iwm; qaloondub. ld dubaale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

