Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg duban². ld dubnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)
Macnaha:
Ciyaarta dubnadda hal gacan ku guulaysasho.
Wax la dubay noqosho.
Wax la dubay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur