dubnaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Naxariis; jixinjix.U d.: cid dhibaato haysato uga jixinjixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
naxariisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dareen raxmadeed oo cid ku dhasha dhib cid kale haysata darteed.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jixinjixQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Naxariis; raxmad. 2. ld jixinjixid.U j.: cid naxariis u yeelasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0