duceysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg duceyso. ld duceysad, duceysi.

duceyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Eebbe khayr weyddiisasho. 2. Ka d.: cid duco ka kasbasho.

duceysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld duceysasho.

duceysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld duceysasho.