duceysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg duceysan. ld du-ceysnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
duceysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Qof duco ku dhacday ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00