ducuumasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ducuumo.

ducuumo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-uuntay, -uumatay)

Macnaha:

  1. Si fool xun wax u cunid.