dufantiryo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dufantirasho. Tiridda dufan layska tiro. 2. Dufandawaco.

dufandawaco

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cunno yar oo aan laga dhergin.

dufantirasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dufantiro. ld dufantirad, dufantiryo (1).