dugaagoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dugaagow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dugaagow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Dugaag noqosho; bahaloobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur