dugey

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. Erey qofkii dhibaato weyni gaarto uu yiraahdo; jabay!; hoogey!; ba'ay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoogey

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. Waa belo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur