duhur-kulul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xilliga u dhexeeya 1-da duhurnimo ilaa 2-da.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur