dujiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:1. Wax dhammaystirid. 2. Wax afgembiyid. 3. ld tuji.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
tujiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:1. (dii.) Dad dukanaya imaan u noqosho. 2. ld tu'i. ld duji, tuki.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0