dulaandulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Labada muruq ee dhaadheer oo lafdhabarta labadeeda dhan ku kala yaal midkood; daqay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
daqayQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-yo, m.dh)Macnaha:Muruq ku yaal laf dhabarta labadeeda dhinac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00