duleedin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg duleedi.

duleedi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax la gaadayo gadaal ugu imaan. 2. Cid, cid kale uga hiilin.