dulkahoorid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dulkahoor².

dulkahoor

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Daruur qof korkiisa curatay oo da'day.
  2. Daruur qof dushiisa ku di'id.