dulmanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dulman. ld dulmanaansho, dulmisanaan, dulmi- sanaansho.

dulman

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax dulmi lagu sameeyey ahaansho. ld dulmisan.

dulmanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dulmanaan.

dulmisanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dulmanaan.