dulmeeran
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (xis.) Shaxan joometiriyeed oo ku dul meeran ama wareegsan kuna oodan shaxan joometiriyeed ee kale. Tusaale ahaan: goobo ayaa lagu dul sawiri karaa geesaha labajibbaarane, markaa goobadu waa shaxan dulmeeran ah labajibbaaranuhuna waa dhexmeeran (eeg dhexmeeran).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

