dulmici

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Duudseef.

Lamidka: Duudseef

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

duudseef

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Rati aan kurus lahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur