dulmidiid

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. D. ah: qof aan dadka dulmin gardarradana oggolayn. ld dulmifiir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dulmifiir

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. ld dulmidiid.