dulnoolaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dulnool. ld dulnoolaansho.

dulnool

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-laa, -layd)

Macnaha:

  1. Ku d.: qof ka faa'iidaysasho; qof dhiigmiirasho.

dulnoolaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dulnoolaan.