dulqamin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dulqami.

dulqami

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Ka d.: cid in ay hadal badan oo aan laga fiirsan tiraahdo ku khasbid.