dulsaarnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dulsaaran². ld dulsarnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dulsaaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. Lacag la amaahday faa'iido ku korortay noqosho.
  2. Ood weyn oo godaha laga keymamiyo ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur