dumaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dumaal². ld dumaalis.

dumaal

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Naag laga dhintay oo nin qaraabo la ahaa ninkeedi hore guursado. 2. Roob yar; shuux.
  2. Naag nin qaraabo ahi ka dhintay guursasho.

dumaalis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dumaalid.