dumaashi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)
Macnaha:
- Nin naagta uu qabo walaasheed wax uu u yahay.
- Qof dumar ah, waxa ay u tahay ninka walaasheed qaba.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)
Macnaha: