dumayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dumee. ld dumays.

dumee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. Maro dun ku dul tolid si loogu qurxiyo.

dumays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dumayn.