dunqaaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dunqaare. Caws dhaadheer oo dooxooyinka ka baxa. 2. Waxa Eebbe abuuray ee aan dadka ahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dunqaare

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dalool yar oo weel caanoodka loo yeelo. 2. ld dunqaaro (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur