dunyir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Doonidda gabar yar oo sebi ah iyadoo galaamad lagu riwamayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur