duqlaal

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Macnaha:

  1. 1. Cid dulmiyid. 2. Wax juqa-juqayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur