duraabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg duraab².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

duraab

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Biyo maax ah oo ceel ku jira.
  2. Ceel maaxasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur