durbaansanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg durbaansan. ld durbansanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

durbaansan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax qaab durbaan leh ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur