durdur-kulul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (jool.) Il dabiici ah oo biyaheedu kululyihiin, taas oo biyo kulul iyo qiiq kor u soo tuurta, amminta u dhexaysa kor u soo tuuridda way isla ekaan kartaa ama way kala duwanaan kartaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur