durduridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg durdur².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
durdurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Tog yar oo leh biyo joogto ahaan u qulqula oo aan go'in. 2. D. ah: Biyo si joogto ah u qulqulaya oo aan go'ayn.Biyo si joogto ah oo aan kala go'lahayn u socosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0