dareerinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dareeri. ld dareeris¹, dureerin.Wadarta tibxaha ee susun. Guud ahaan, waa tibaax leh sansaanka ah x1 + x2 + x3 + x4 +... taas oo x1 ay yihiin tirooyin maanagal ah ama murakab ah (series).