durgeyshabeelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Mukulaal-duur, weyn oo barabaraha shabeelka oo kale leh. ld dargashabeel.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dargashabeelQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld durgeyshabeel.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0