durjisan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. ld durugsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

durugsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax la durkiyey ahaansho. 2. Wax fogaaday ahaansho. ld durjisan, duruqsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur